RASMI: Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub Oo Ku Dhawaaqay 50-ka Xiddig Ee Laga Xulan Karo Shaxda Kooxda…
RASMI: Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub Oo Ku Dhawaaqay 50-ka Xiddig Ee Laga Xulan Karo Shaxda Kooxda Sanadka UEFA
Xiriirka kubadda cagta qaaradda yurub ayaa soo gudbiyay 50-ka xiddig ee laga soo xulan karo shaxda kooxda ugu fiican yurub (UEFA Team of the Year)
waana shax ay doortaan taageerayaasha ku xiran website-ka rasmiga ah ee xiriirka.
Liiskaan ciyaartoyda waxaa lagu soo gudbiyay website-ka UEFA, qof walba ayaana fursad u heli kara inuu doorto shaxdiisa, xiriirka yurub ayaana ugu dambeyntii soo gudbin doona liiska 11-ka xiddig ee helay doorashada ugu badan marka ay codeynta xiranto.