RASMI:Barcelona Oo Heshiis Wakhti DHeer Ah Ka Saxiixatay Goolhaye Neto

Kooxda kubada cagta ee Barcelona Oo Heshiis Wakhti DHeer Ah Ka Saxiixatay Goolhaye Neto

Goolhayaha Cusub ee kooxda Barcelona ee Neto ayaa si Rasmi ah qalinka ugu duugay heshiiska uu ugu soo biiray kooxda Barcelona xagaagan.

Goolhayaha ku sugan garoonka Camp Nou halkaas oo uu qalinka ugu duugay heshiiska uu ugu soo biiray goolhayuhu kooxda ku guulaystay horyaalka La Liga

Goolhaye Neto oo 29 jir ah ayaa qalinka ku duugay heshiis 4 sano ah oo uu kooxda Barcelona ku joogi doono ilaa xagaaga 2023.

Image may contain: 1 person, smiling, beard

Image may contain: one or more people, text and outdoor

Image may contain: 1 person, smiling, standing

Image may contain: 1 person