RASMI:Kooxaha Ilaa Haatan U Soo Baxay Wareega 16-ka Champions League

Kooxaha Ilaa Haatan U Soo Baxay Wareega 16-ka Champions League Tartanka Champions League ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo si Rasmi ah loo soo afjaray ama loo dhamaystiray kulamadii 4-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League.

Tartanka ayay ilaa haatan ka dhacayaan lama filaano iyada oo oo kooxo si weyn loogu saadaalinayay in ay si dhib yar ugu soo baxaan wareega 16-kau ay ilaa haatan ku dhibaatoonayaan.

Waxa haatan si Rasmi ah oo ciyaaray 4 kulan iyada oo ay haatan hadheen kaliya 2 kulan oo ka tirsan wareega Group-yada ka hor inta aan la bilaabin wareega 16-ka tartanka.