RASMI:Monaco ayaa ku dhawaaqday iney la wareegtay CESC Fabregas

Xiddigii hore ee kooxaha Barcelona, Arsenal, iyo Chelsea ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda ka cayaarta Horyaalka Ligue 1 ee AS Monaco.

Xiddiga Cesc Fabregas oo waqti wacan kusoo qaatay koobab muhim ahna kula soo guulaystya kooxihii uu usoo ciyaaray ayaa ka katagay kooxda Blues.

Fabregas oo horraantii asbuucan macsalaameeyay jamaahiirta kooxda Chelsea ayaa u dhaqaaqay horyaalka dalka France
saaxibkiisii hore Henry ayuu la shaqeyn doonaa oo ah macalinka kooxda AS Monaco

Image may contain: 4 people