Rasmi:Xiriirka soomaaliyeed ee kubadda cagta oo ku dhawaaqay xilliga la dheelayo Super Cupka

Rasmi:- Xiriirka soomaaliyeed ee kubadda cagta oo ku dhawaaqay xilliga rasmiga ee la dheelayo Super Cupka Somalia Shalay ayaa lagu ballansana Finalka tartanka inay ku kulmaan kooxaha Mogadishu City Club & Kooxda Dekedda waxaana soo baxday in tartankaa dib loo dhigay waloow aan la xiqiijiyay sababta keentay dib u dhacaas.

War goordhaweyd na soo gaaray ayaa xaqiijiyay in galabta talaadada uu qabsoomi doono koobka Super Cupka oo ay wada ciyaaraan kooxda ku guuleysta tartanka General Daa’uud & tartanka Horyaalka Somali Premier League.