Real Madrid ayaa dooneysa in Cristiano Ronaldo ay ku Abaalmariso…….

Kooxda Real Madrid ayaa dooneysa in Cristiano Ronaldo ay ku Abaalmariso Guulihii uu kooxda la gaaray 9-sano uu la joogay.

Sidaa daraadeed xili cayaareedka  dambe bilowgiisa ee 2019 ayey Juventus ku casuumayaan koobkooda Bernabeu Trophy markaas oo Ronaldo garoonka Bernabeu ay rabaan iney ku Abaalmariyaan oo ay u weyneeyaan sida Halyeyadii asiga ka horeye oo kale

Image result for Cristiano Ronaldo

Related image