Real Madrid oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Real Valladolid

Kooxda  Real Madrid ayaa wadada guusha dib ugu soo laabatay kadib isbuuc jahwareer ay wajahday ayadoo mudadaas isbuuca ah isaga hartay tartamada Horyaalka UCL iyo Cope Del Rey.

Real Madrid oo marti u aheyd kooxda Real Valladolid ayaa 1-4 kusoo xasuuqday kadib goolal ay kala dhaliyeen Varane, Modric iyo labo gool uu dhaliyay Banzema.

Guushaan ayaa kusoo aadeyso xili Real Madrid lagu wado in isbuucaan gudihiisa macalin u magacwodo macalinkoodii hore ee Jose Mourinho kaasoo qudhiisa dhamaadkii sanadkii hore laga ceyriyay shaqada kooxda Manchester United.Image result for Real Valladolid  vs realmadrid 4-1

Image result for Real Valladolid  vs realmadrid 4-1

Image result for Real Valladolid  vs realmadrid 4-1