Real Madrid Oo Soo Saartay Liiska Cayaartooyda Ka Hortagi Doonto Paris Saint Germain

Macalinka kooxda kubada cagta ee Real Madrid Zidane ayaa soo saaray liiska cayaartooyda kaga hortagi doona kooxda Paris Saint Germain.

Tababaraha Los Blancos iyo PSG ayaa haben danbe wada cayaari doona kulanka lugta labaad wareega 16-ka Champions League Zidane ayaana wajiyo dhaawac kooxda kaga maqnaa ku soo daray safka kooxdiisa ee habeen danbe.

Xiddigaha kala ah Kroos, Modric, Marcelo iyo Ceballos ayaa dhamaantood ku soo laabtay safka Real Madrid kadib dhaawacyo ay koxoda uga maqnaayeen, waxayna diyaar u yihiin kulanka habeen danbe ka dhici doona Parc De Princess oo ay ku ciyaarto Paris Saint Germain.

Goolhayaasha: Keylor Navas , Casilla iyo Luca.

Difaacyada: Carvajal, Vallejo, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Theo and Achraf.

Qadka dhexe: Kroos, Modric, Casemiro, Llorente, Asensio, Isco, Kovacic and Ceballos.

Weeraryahanada: Cristiano Ronaldo, Benzema, Bale, Lucas Vázquez and Mayoral.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com