Roma Vs Fc Port-Champions League Oo Soo Laabtay Iyo Kulanka Ugu Adag Isbuucaan.

Kooxda Roma ayaa marti galin doonata naadiga Fc Porto kulan ka tirsan Wareega 16-ka  champions league  kasoo ka dhici doona garoonka  Olampico Stadium

Roma Dhibaato Badan ayay Dhaxda Kaga Jiraan Xiligaan Marki Wax lagu Qiimeeyo.

Fc Porto waxay ka Mid tahay Kooxaha Ugu Rajada Fiican Qaarada Yurub awooda Xiligaan.

Kooxaha: Roma Vs Fc Porto.

Tartanka: Uefa Champions League.

Saacadda: 11:00Pm.

Garoonka: Olampico Stadium.