Ronaldo weyne oo la aqoonsan karin waaye mar uu kasoo dagay paris

Labada lamaane waxa ay u muuqdeen kuwo wadajirkooda ku raaxeysanaya xilli uu Ronaldo xirnaa koofiyad iyo oo kiyaale.

Halyeygii hore ee  Brazil Ronaldo waxa uu Paris kala soo dagay gacalisadiisa Celina maalintii axadda.

Ronaldo waxa uu xirnaa oo kiyaale mad madow, koofiyad habacsan iyo dhar uu ka soo xirtay qabowga Paris.

Dhanka  kale ee Ronaldo waxa ay gashaneed jaakad cadaan ah waxa ayna laadooda u muuqdeen kuwo wadajirkooda ku faraxsan.

Ronaldo waxaa lagu tilmaamaa mid ka mida hibooyinkii ugu wacnaa Kubadda Cagta sharfa iyo Brazil.

Sidoo kale dad badan ayaa aaminsan in uu ahaa weeraryahankii ugu wanaasan kubadda cagta quruxda badan.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com