Saami kala iibsahada ee kooxda Juventus Ronaldo oo Sabab u Noqday

markii uu  kusoo biiray  Cristrian Ronaldo kooxda Juventus waxa sara u kac xoogan laga dareemayaa qiimaha kala gadashada saami ku lahaanshaha kooxda Juventus, Kadib  Warbixino ladaabacay ayaa muujinaya sara u kacan xoogan.

Xiddigan qiimaha sare kaga soo dhaqaaqay kooxda Real Madrid ayaa is badal muuqda ka sameenaya gudaha dalka Talyaniga, waxaa lasoo bandhigay isbadalka ku dhacay  qiimaha lagu ibsado wax ku lahaanshaha kooxda Juventus.

Isbarbar dhigaan ayaa lagu sameeyay Hanaanka  wadaagada ee Kooxda Juventus , qiimaha haatan iyo qiimihii 2002dii kaas oo ahaa 1.32M oo euro halka qiimaha waqtigan la joogo uu gaaraayo aduun lacageed dhan 1.47M euro.

Qubarada dhanka dhaqaalaha ee gudaha suuqyada Talyanigga ayaa saadaalinaya in sarakacan intaan kasii siyaadi karo iabuucyada soo socda..

Xiddiga  uqaabilsan dhanka qarashaadka kooxdan ayaa sheegay in sare u kacaan laga dareemayo daqliga guud ee kooxda iyadoona uu gaaray 1.350 million oo Euro, Waxa uuna sameeyay koror gaaraya 86% marka loo fiiriya bilowgii sanadkan

Image result for Cristiano Ronaldo

Image result for Cristiano Ronaldo

Related image