Sadio Mane oo ka hadlay kulanka adag…..

Xiddiga weerarka ah kooxda liverpool ee Sadio Mane oo ka hadlay kulanka adag ee u dhaxeeya Liverpool iyo Man united

“Ma ahan wax sahlan, balse waxaan waligeey dhihi jiray inaan ka badin karno koox walba oo dunidaan ka dhisan”

“Daacadii Manchester United waa mid kamid ah kooxaha ugu adag England dabcan xittaa dunida laakin inagana sidoo kale Liverpool

Cayaaryahan walba wuxuu ku riyoodaa inuu cayaaro Kulan sidaan oo kala ah sidaa darteed qofwalba wuxuu eegayaa waxa kasoo baxa.

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com