Safafka rasmiga ah ee Liverpool vs Napoli

Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawaynaysa kooxda Napoli oo hogaaminaysa Group C kulanka ugu danbeeya heerka Groupyada ee Champions League, waxayna kooxda Jurgen Klopp ee Reds ay caawa u tahay habeen wayn oo ka mid ah kuwi Anfield looga bartay

Liverpool ayaa ku qasban in ay guul ka gaarto Napoli haddii ay doonayso in ay qayb ka noqoto 16ka kooxood ee Champions League ku tartami doono xili cayaareedkan

Shaxda v Liverpool vs Napoli:

Liverpool XI: Alisson; Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson; Wijnaldum, Henderson, Milner; Salah, Firmino, Mane.

Subs: Mignolet, Fabinho, Lovren, Keita, Sturridge, Shaqiri, Origi.

Napoli XI: Ospina; Maksimovic, Albiol, Koulibaly, Rui; Callejon, Allan, Hamsik, Fabian; Mertens, Insigne

Subs: Karnezis, Hysaj, Ghoulam, Diawara, Zielinski, Ounas, Milik.