Safafka Rasmiga Ah Ee Real Madrid v Valencia Oo Lagu Dhawaaqay – Yaa Lagu Soo Bilaabay?

Tababarayaasha kooxaha ayaa ku dhawaaqay liiska min 11-ka ee garoonka kulan ciyaareedkooda ka tirsan horyaalka La Liga ee wadanka Spain.

Hoos ka arag shaxda labada koox

REAL MADID: Courtois, Carvajal, Ramos, Varane, Benzema, Modric, Bale, Lucas Vasquez, Llorrente, Reguilon iyo Dani Ceballos

KEYDKA: Navas, Mariano, Valverde, Asensio, Isco, Vincius, Javi Sanchez

VALENCIA: ?