Sassuola iyo Juvantus- kulan ka tirsan horyaalka Serie A

Kooxda Sassuola ayaa marti galin doonat naadiga Juvantus kulan ka tirsan Horyaalka dalka talyaaniga ee Serie A Naadiga Juvantus ayaa Caawa Diyaar U Ah In Ay Iska Sii Wadato Guulahooda Horyaalka Serie A .
Xiddiga Ronaldo waxa uu Doonayaa Caawa in Uu Dhaliyo Sadaxleydiisa Ugu Horeeso ee Horyaalka Talyaaniga Si Uu 20-gool u gaaro goolasha Horyaalka Serie A .

SAFKA MACQUULKA LABADA KOOXOOD:

Sassuola: Consigli; Lirola, Peluso, Magnani, Rogerio; Locatelli, Sensi, Bourabia; Berardi, Babacar, Djuricic

Juventus: Szczesny; Cancelo, Rugani, Caceres, Sandro; Bentancur, Pjanic, Matuidi; Dybala, Ronaldo, Mandzukic.

Kulanka: Sassuola vs juventus

Sacada: 08:00pm Habeenima.

Mapei Stadium – Città del Tricolore