Sawirro laga helay Mohamed Salah oo Shaki wayn ku jira inuu si buuxda uga soo muuqan ……..

Xiddiga mohamed Salah ayaa la safray xulka Masar ee ka dagay Ruushka misane waxaa weli shaki wayn ku jira inuu si buuxda uga soo muuqan  karinKoobka Adduunka.

Sawirro la helay ayaa muujinaya Xiddiga oo gooni tababarka loo siinayo xilli uu Koobka adduunka ka harsan yahay hal maalin Taa oo walaac xoogan galisay jamaahiirta dalka Masar

Waxaa Sawirrada ka muuqanaya iyadoo si gaar ah loogala tacaalayo garabkii uu ka dhaawacay Sergio Ramos Final-ka  Champions League.

Way cadahay inay weli taagan tahay dhibaatada Garabka ka heysata salah  oo waxaa sii horeysay mar lahelay Muuqaal isagoo iska fujinaya taageere garabka ka qabsaday waliba si aan xooganeyn mar uu ka soo duulayay dalka  Masar.

Image result for mohamed Salah training in russia

Image result for mohamed Salah training in russia

Image result for mohamed Salah training in russia

Image result for mohamed Salah training in russia