Scott McTominay oo markii u horeysey ka mid Noqdey Xulka dalka Scotland +Sawiro

Cayaaryahanka kooxda Kubada cagta Manchester United ee Scott McTominay ayaa ugu danbayn qaatay Go aankiisii ugu danbeeyey kadib markii uu ogolaaday in uu u cayaaro Xulka dalka Scotland

Scott McTominay oo ay isku haysteen dalalka England iyo Scotland ayaa ugu danbayn Go aansaday in uu ka mid noqdo Xulka dalka Scotland taas oo meesha ka saartay Rajadii ahayd in Xulka England ay helaan 21 Jirkaan sida wanaagsan uga Cayaara Khadka dhexe

Xiddigaan ayaa Tababarkiisii koowaad ka soo muuqday isniintii waxaana Macalinka Xulka dalka Scotland Alex McLeish’uu u yeeray wiilkaan yar Todobaadkaan horaantiisii isaga ayaana doortay in uu ka mid Noqdo Xulka dalka Scotland intii uu u dheeli lahaa England oo qal qaalo xoogan u gashay in uu ka mid Noqdo Cayaartoyda dalkaas

Scott McTominay gets to know his Scotland team-mates during his first training session

The 21-year-old trained with Scotland on Monday for the first time since snubbing England

McTominay warms up with the Scotland squad ahead of their upcoming friendlies

 

The Scots will be sitting out yet another major tournament when the World Cup commences

Matt Ritchie (left) and Matt Phillips battle for the ball ahead of Scotland's upcoming friendlies

Veteran goalkeeper Allan McGregor dives to his right to make a tidy save in training

 

Uncapped Hibernian midfielder Dylan McGeouch warms up ahead of Monday's session

Manager Alex McLeish (left) is looking ahead to his second spell in charge of Scotland

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com