Shan laacib oo aadan ka fileyn oo ilaa iyo hadda DOOB ah-BILAA XAAS AH!

Waa meesha ugu fudud ee saaxiibad lagu helo in aad tahay laacib caan ah! waa sida ay dheheen, laakiin shantan cayaaryahan ee hoos ku xusan waa sidee xaalkoodu?

Kaaga darane waxaa ku jira magacyada ugu caansan dunida, Mohamed Salah, Mane – bal joog! Baloteli! Hako oo magacan soo socda ila fiiri! Neymar Jr – ma maleeysaneysay?

SHANTA DOOB EE UGU CAANSAN KUBADDA CAGTA!

1. Neymar- PSG-Brazil

2. Mario Balotelli- Nice-Italy

3. Sadio Mane- Liverpool-Senegal

4. Obafemi Martins- Shanghai Greenland Shenhua-Nigeria

5. Mohamed Salah- Liverpool-Egypt

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com