Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Serie A-da Ka Ciyaara Ee Ka Tagay Premier League

Xiddigaha Horyaalka  premier League ayaa sida daadka ugu sii daadanaya horyaalka Serie A-da ee horyaalka dalka Horyaalka Italy iyada oo bilihii ugu dambeeyay xiddigo badan oo premier League ah ku biireen horyaalka Serie A-da.

Xiddiga Victor Moses ayaa ah xiddigii ugu dambeeyay ee ku biira horyaalka Serie A-ad isaga oo amaah ugu biiray kadib markii uu ka tagay kooxda Chelsea.

Xiddigaha isaga tagay premier League kuna biiray Serie A-da ayaa inta badan Amaah ugu jooga horyaalkaas marka laga reebo 4 xiddig kuwaas oo si toos ah ugu biiray kooxaha horyaalkaas.

Xiddigaha Ospina, Young, Ramsey, Lukaku, Danilo iyo Darmian ayaa dhankooda si toos ah uga tagay premier League kuna biiray horyaalka Serie A-da.

Image

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com