Shaxda labada koox ee kusoo gali karaan Manchester united iyo Liverpool oola ogaday

Waxaa galabta ladheeli doonaa kulan aad u xiiso badan oo u dhaxeeya kooxaha Manchster United iyo Liverpool

Kulankaan ayaa bilaaban doona Saacada Geeska Africa marka ay tahay 3:30 Galabnimo

Garoonka lagu dheeli doono waa Old Trafford

Referee : Craig Pawson (England)

Cayaartoyda Macquulka ah ee ay Garoonka ku soo bilaabi doonaan labada kooxood?

Manchester United : De Gea, Valencia, Smalling, Lindelof, Young; Matic, McTominay Lingard, Pogba, Sanchez; Lukaku

Liverpool : Karius; Alexander-Arnold, Van Dijk, Lovren, Robertson; Henderson, Can, Oxlade-Chamberlain, Salah, Mane, Firmino

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com