Shaxda laga yaabo inay Jimcaha kusoo galaan ARGENTINA VS ITALY

Xulka Argentina oo isu diyaarinaya cayaarta adag ee ay Jimcaha la yeelanayaan Talyaaniga, ayaa

la saadaaliyay shaxda ay kulankaasi ku wajihi karaan

Macallinka Jorge Sampaoli ayaa isu diyaarinaya cayaartaas oo ku qabsoomaysa Manchester, waxaana ka maqan Sergio Aguero oo jilibka ka dhaawacan, sidaa darteed waxaa fursad helaya hujuumka Juventus ee Higuain

Haddaba hoos ka eeg shaxda laga yaabo ee labada xul:

Argentina (suurtagal): Romero, Mercado, Fazio, Otamendi, Tagliafico; Paredes, Biglia, Meza, Messi, Di Maria, Higuain

Italy (suurtagal): Buffon, Florenzi, Bonucci, Rugani (Ogbonna), Spinazzola (Darmian), Jorginho (Parolo), Verratti, Bonaventura (Pellegrini), Chiesa (Candreva), Immobile, Insigne

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com