Shaxda macquulka ah ee la hadal haayo in labadaan koox garoonka kusoo gali doonaan caawa – Barcelona Vs Chelsea

kooxda kubada cagta Barcelona, ayaa waxay garoonkeeda weyn ee aadka looga qeyliyay ee Camp Nou, ay ku qaabili doontaa dhigeeda Chelsea, caawa oo Arbaco, si ay ula dheesho lugta labaad ee wareega 16-ka tartanka Champions League

Lugtii koowaad kooxahaan ayaa waxay kusoo kala baxeen 1-1, taasoo la macno ah in aysan kala cadeyn mida usoo gudbi doonta wareega Sideed dhamaadka

Labadaan koox waxaa ka dhaxeeyo xifaaltanka ugu weyn ee labo naadi tartanka Yurub ku dhex maro qarnigaan 21-aad sida loo soo galay

Hadaba waxaa xili hore sadaal laga bixinayaa Ernesto Valverde iyo Antonio Conte shaxaha ay caawa adeegsan doonaan ayadoo labada dhinac guul u baahan yihiin

Shaxda Macquulka Ah Barcelona:

Barcelona I (4-4-2)

GK: Ter Stegan

Defense: Roberto – Pique – Umtiti – Alba

Midfield: Dembele – Busquets – Paulinho – Rakitic

Attack: Messi – Luis Suárez

Shaxda Macquulka Ah Chelsea:

Chelsea potential starting XI (3-4-2-1):

GK: Courtois

Defense: Azpilicueta – Christensen – Cahill

Midfield: Moses – Kante – Fabregas – Alonso

ST: Willian – Hazard

Attack: Morata

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com