Shaxda Rasmiga Ah Arsenal vs AC Milan Oo La Shaaciyay – Labada Macalin Yey Kusoo Bilaabeen Garoonka?

Macalimiinta kooxaha kala ah: Arsenal iyo AC Milan, ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan lugta labaad ee wareega 16-ka tartanka Europa League.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADDA KOOX:

ARSEANAL: Ospina, Bellerin, Mustafi, Koscielny, Monreal, Xhaka, Ramsey, Wilshere, Ozil, Mkhitaryan, Welbeck.

KEYDKA: Cech, Chambers, Kolasinac, Elneny, Maitland-Niles, Iwobi, Nketiah

ARSENAL: Donnarumma, Borini, Bonucci, Romagnoli, Rodriguez, Kessie, Calhanoglu, Montolivo, Suso, Cutrone, Andre Silva.

KEYDKA: Storari, Bonaventura, Kalinic, Zapata, Biglia, Musacchio, Locatelli

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com