Shaxda Rasmiga Ah Arsenal vs Watford Oo La Shaaciyay – Yay Kusoo Bilaabeen Labada Macalin

Macalimiinta kooxaha kala ah: Arsenal iyo Watford ayaa waxay ku dhawaaqeen shaxdooda rasmiga ah, oo ay garoonka lasoo galayaan ciyaartooda ka tirsan horyaalka Premier League, ee wadanka Ingiriiska.

Kulankaan ka bilaaban doono marka ay saacadda Geeska Afrika soo dul-istaagto 16;30 galabnimo garoonka Emarites ayaa natiijada kasoo baxda, waxaad kala socon doontaa hadii uu ALLE raali ka noqdon LAACB.so.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADA KOOX:

SHAXDA ARSENAL

SHAXDA WATFORD

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com