Shaxda Rasmiga Ah Barca vs Atletico Oo La Shaaciyay – Valverde & Simeone Oo Saf Xooga Xushay

Macalimiinta kooxaha fooda is-daraya ee kala ah: Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa waxay kuwada dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Ciyaartaan oo laga daawan doono saacadda Geeska Afrika 18:15 oo Maqribnimo ayaa waxaa lagu ciyaari doonaa garoonka Camp Nou, kaasoo ay leedahay Bluagrana, islamarkaana ku yaala Gobolka Catalonia ee dalka Spain.

Kulankaan oo loo arko inuu yahay midka uu ku xiran yahay xiisaha ama loolanka horyaalka labaad ee dunida ugu xiisaha badan, ayaa natiijada kasoo baxda, waxaad kala socon doontaa hadii uu ALLE raali ka noqdo Laacib.so.

Hoos Ka Arag Shaxda Labadda Koox:

BARCELONA

Keydka: Cillessen, O. Dembélé, Paulinho, Paco Alcácer, Digne, André Gomes, Vermaelen

ATLETICO MADRID

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com