Shaxda Rasmiga Ah Barca vs A. Bilbao: Iniesta Oo Keydka La Dhigay & Coutinho Oo Kusoo Bilowday

Macalimiinta kooxaha kala ah: Barcelona iyo Athletic Bilbao ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta ama ugu soo bilaaban doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan horyaalka La Liga, ee wadanka Spain.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADDA KOOX:

SHAXDA BARCA: Ter Stegen, Pique, Umtiti, Roberto, Alba, Rakitic, Pualinho, Coutinho, Messi Paco Alcacer iyo Osman Dambele

KEYDKA BARCA: Cillessen, Iniesta, Digne, André Gomes, Aleix Vidal, Yerry Mina iyo Aleñá

SHAXDA BILBAO: ?

KEYDKABILBAO: ?

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com