Shaxda Rasmiga Ah Brighton vs Arsenal Oo La Shaaciyay – Yaa Kusoo Bilowday Garoonka

Macalimiinta kooxaha kala ah: Brighton iyo Arsenal ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta.

Labadan kooxood ayaa waxay wada dheelayaa ciyaar ka tirsan horyaalka Prmeier League, ee dalka Ingiriiska, waana mid muhiim ah.

Kulanka labadaan dhinaca oo ka dhici doona garoonka kooxda yar, ayaa natiijada kasoo baxda, waxaad Laacib.so INSHAA ALLAH.

Hoos Ka Arag Shaxda Labadda Koox:

ARSENAL: Cech, Chambers, Koscielny, Mustafi, Kolasinac, Ozil, Wilshere, Xhaka, Iwobi, Mkhitaryan, Aubameyang

Keydka: Ospina, Holding, Welbeck, Bellerin, Maitland-Niles, Elneny, Nketiah

BRIGHTON : Ryan, Bong, Dunk, Duffy,  Schelotto, Knockaert, Stephens, Propper, Izquierdo, Gross, Murray

Keydka: Krul, Bruno, Kayal, Ulloa, Goldson, March, Locadia

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com