Shaxda Rasmiga Ah Chelsea vs Tottenham: Yaa Kusoo Bilowday?

Macalimiinta kooxaha kala ah: Chelsea vs Tottenham ayaa waxay soo saareen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan horyaalka Premier League, ee wadanka Ingiriiska.

Ciyaartaan oo guriga Chelsea lagu dheeli doono, kaasoo lagu magacaabo Stamford Bridge, ayaa hadii uu ALLE raali ka noqdo waxaad kala socon doontaa natiijada kasoo baxda halkaan oo ah Shabakadda wararka cayaaraha ee Laacib.so.

Labada macalin ayaa waxay shaxdooda ay ku sameeyeen isbedalo kala duwan waxayna umuuqdaan kuwa diyaar u ahay inay kala qaataan saddex dhibcood, iyadoona Antonio Conte ii si weyn ugu baahan yahay inuu guuleysyo.

Sikastaba, Tottenham ayaa waxay hada ay fadhisaa booska Afaraad ee shaxda kala horeynta ee Premier League, waxayna umuuqataa mid dooneyso inay madaxa ay sare usii qaado, halka Chelsea ay jiifto kaalinta Shanaad ee kala horeynta.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADDA

TOTTENHAM: Lloris, Trippier, Vertonghen, Sanchez, Davies, Dier, Dembele, Lamela, Alli, Eriksen, Son.

Subs: Vorm, Aurier, Rose, Wanyama, Sissoko, Moura, Kane.

CHELSEA: Caballero,Rudiger, Christensen, Azpilicueta, Moses, Kante, Fabregas, Alonso, Willian, Morata, Hazard.

KEYDKA: Eduawrdo, Cahill, Emerson, Hudson-Odoi, Bakayoko, Drinkwater, Giroud.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com