Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal vs Tottenham Hotspur Oo Lagu Dhawaaqay – Yaa Lagu Soo Bilaabay?

Tababarayaasha kooxahani ayaa soo saarey liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan Premier League.

Hoos ka akhriso shaxda labadda koox

TOTTENHAM: Lloris, Aurier, Vertonghen, Foyth, Davies, Dier, Sissoko, Eriksen, Alli, Son, Kane

KEYDKA: Gazzaniga, Rose, Alderweireld, Winks, Walker-Peters, Llorente, Moura

ARSENAL: Leno, Mustafi, Sokratis, Holding, Kolasinac, Bellerin, Xhaka, Torreira, Iwobi, Mkhitaryan, Aubameyang

KEYDKA: Cech, Elneny, Ramsey, Lacazette, Lichtsteiner, Maitland-Niles, Guendouzi