Shaxda rasmiga ah ee Barcelona vs Tottenham -Messi oo ———-

Valverde ayaa shaxdiisa isbadalo badan ku sameeyay isaga oo ku soo bilaabay da’yarka Carles Alena, Miranda, Munir halka Arthur Melo uu dhaawacii ka soo laabtay

Thomas Vermaelen ayaa difaaca dhexe kula soo bilwdday Lenglet iyada oo Gerard Pique, Lionel Messi, Luis SUarez iyo Sergio Busquets la siiyay waqti ay ku nastaan

Shaxda Barcelona vs Tottenham:

Barcelona XI: Cillessen, Lenglet, Vermaelen, Semedo, Alena, Miranda, Arthur, Rakitic, Munir, Coutinho, Dembele

Tottenham XI: Lloris, Walker-Peters, Alderweireld, Vertonghen, Rose, Winks, Sissoko, Eriksen, Dele, Son, Kane