Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea v Fulham Oo Lagu Dhawaaqay – Yaa Lagu Soo Bilaabay Garoonka?

Tababarayaasha kooxahani ayaa ku dhawaaqay liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan Premier League.

Hoos ka arag shaxda labadda koox

CHELSEA: Kepa, Alonso, Azpilicueta, Luiz, Rudiger, Kante, Jorginho, Kovacic, Pedro, Hazard, Giroud.

KEYDKA: Caballero, Fabregas, Loftus-Cheek, Zappacosta, Willian, Christensen, Morata.

FULHAM: Rico, Sessegnon, Odoi, Mawson, Le Marchand, Chambers, Christie, Seri, Johansen, Cairney, Mitrovic.

KEYDKA: Bettinelli, Kebano, Ayite, Ream, Byram, Cisse, Kamara.