Shaxda Rasmiga Ah Ee Croatia v England Oo Lagu Dhawaaqay – Yaa Lagu Soo Bilaabay Garoonka?

Macalimiinta xulalka kubadda cagta ee kala ah, England iyo Croatia ayaa waxay ku dhawaaqeyn liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan koobka aduunka 2018.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADA XUL

SHAXDA XULKA QARANKA CROATIA: Subasic, Vrsaljko, Strinic, Lovren, Vida, Rakitic, Modric, Brozovic, Perisic, Mandzukic, Rebic

SHAXDA XULKA QARANKA ENGLAND: Pickford, Walker, Stones, Maguire, Trippier, Henderson, Young, Lingard, Alli, Sterling, Kane.