Shaxda Rasmiga Ah Ee Leicester City Vs Arsenal

Arsenal ayaa saacada marka ay tahay sideeda duhur nimo la ciyaari doonta kooxda Leicester City kulan ka tirsan horyaalka premier League kana dhici doona garoonka King Power marka.

Hadaba waxaa lasoo saaray shaxda laba kooxood ee Leicester City iyo Arsenal

Shaxda Rasmiga Ah:

Leicester City:Schmeichel, Pereira, Evans, Maguire, Chilwell, Ndidi, Choudhury, Maddison, Albrighton, Tielemans, Vardy.

Arsenal:Leno, Maitland-Niles, Mustafi, Kolasinac, Sokratis, Torreira, Xhaka, Iwobi, Mkhitaryan, Lacazette, Aubameyang