Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool v Everton Oo Lasoo Saarey – Yaa Lagu Soo Bilaabay Garoonka?
Tababarayaasha kooxahani waxay soo saareen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan horyaalka Premier League dalka Ingiriiska.
HOOS KA ARAG SHAXDA LABADA KOOX
EVERTON: Pickford, Coleman, Keane, Digne, Mina, Gomes, Gueye, Sigurdsson, Walcott, Bernard, Richarlison.
KEYDKA: Stekelenburg, Baines, Zouma, Tosun, Davies, Calvert-Lewin, Lookman.