Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United v Leicester City Oo Lagu Dhawaaqay – Yaa Lagu Soo Bilaabay?

Macalimiinta kooxaha kubadda cagta ee kala ah, Manchester United iyo Leicester City ayaa ku dhawaaqay Liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli karta kulankooda ka tirsan Premier League.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADA KOOX

LEICESTER: Schmeichel, Chilwell, Morgan, Maguire, R Pereira, Amartey, Silva, Ndidi, Maddison, Gray, Iheanacho.

KEYDKA: Ward, Evans, Vardy, Albrighton, Iborra, Fuchs, Ghezzal.

MAN UTD: De Gea, Lindelof, Bailly, Shaw, Darmian, A Pereira, Fred, Pogba, Sanchez, Mata, Rashford.
KEYDKA: Grant, Lukaku, Martial, Smalling, Young, Fellaini, McTominay.