Shaxda Rasmiga Ah Ee Marseille v Atletico Madrid Oo Lagu Dhawaaqay

Macalimiinta kooxaha kubada cagta ee kala ah, Marseille iyo Atletico Madrid ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan Final-ka koobka Europa League.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADA KOOX

ATLETICO MADRID: Oblak, Vrsaljko, Giménez, Godín, L Hernández, Correa, Saúl, Gabi, Koke, Diego Costa, Griezmann.

KEYDKA: Werner, Filipe Luis, Partey, Torres, Savic, Juanfran, Gameiro.

MARSEILLE: Mandanda, Sarr, Rami, Luiz Gustavo, Amavi, Anguissa, Sanson, Thauvin, Payet, Ocampos, Germain.

KEYDKA: Pele, Sakai, Kamara, Rolando, Mitroglu, Njie, Lopez.