Shaxda Rasmiga Ah Kulanka- Man United vs Liverpool

Macalin jose Mourinho ayaa isbadal weyn ku sameeyay Naadigiisa kadib markii uu hanaan ku saleysan dhanka weerarka kusoo galay, wuxuuna durba badalay wixii laga aaminsanaa maadaama uu kusoo bilaabay Rashford, Lukaku, Sanchez & Juan Mata.

Sidoo kale Jose Mourinho wuxuu dib u helay Eric Bailly oo aan muddo dheer ciyaarin kaas oo badalay Victor Lindelof.

Dhanka kale Jurgen Klopp ayaa isna qaatay go’aan uu kulanka ugu soo bilaabay James Milner & Chamberlain kuwaas oo dhexda ka dagaal gali doona.

MANCHESTER UNITED:

De Gea, Young, Bailly, Smalling, Valencia, Matic, McTominay, Rashford, Mata, Sanchez, Lukaku.

KEYDKA:

Romero, Lindelof, Lingard, Carrick, Shaw, Fellaini, Darmain.

LIVERPOOL:

Karius, Lovren, Alexander-Arnold, Robertson, Van Dijk, Milner, Can, Oxlade-Chamberlain, Salah, Mane, Firmino.

KEYDKA:

Mignolet, Wijnaldum, Gomez, Henderson, Lallana, Solanke, Matip.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com