Shaxda Rasmiga Ah Leicester City vs Chelsea Oo Lasoo Saarey & Conte Oo Isbedal Weyn Sameeyay

Macalimiinta kooxaha kala ah: Leicester City iyo Chelsea ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta ama ugu soo bilaaban doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan tartanka FA Cup-ka, ee wadanka UK.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADDA KOOX:

CHELSEA: Caballero; Azpilicueta (c), Christensen, Rudiger; Moses, Bakayoko, Kante, Alonso; Willian, Morata, Hazard.

KEYDKA: Eduardo, Cahill, Zappacosta, Emerson, Fabregas, Pedro, Giroud.

LEICESTER CITY: Schmeichel, Simpson, Morgan (c), Maguire, Chilwell, Ndidi, Iborra, Mahrez, Albrighton, Iheanacho, Vardy.

KEYDKA: Hamer, Fuchs, Dragović, Silva, Gray, Okazaki, Diabaté.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com