Shaxda Rasmiga Ah Liverpool vs Porto Oo Lagu Dhaaqay – Yaa Kusoo Bilowday Garoonka

Macalimiinta kooxaha kala ah: Liverpool iyo FC Porto, ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan tartanka xiisaha leh ee Champions League.

Ciyaartaan oo ka tirsan lugta labaad ee wareega 16-ka koobkaan ayaa waxay ka dhaceysaa garoonka Liverpool, kaasoo  lagu magacaabo Anfield, islamarkaana ku yaala Magaalada Liverpool, ee dalka Ingiriiska.

Labadda macalin ayaa waxay usoo xusheen ciyaartaan inay garoonka usoo galaan ciyaaryahano waa weyn, waxayna umuuqdaan kuwa diyaar u ah inay helaan ugu yaraan Labinta guusha ee guud ahaan ciyaarta.

Hoos Ka Arag Shaxda Labada Koox:

LIVERPOOL: Karius, Gomez, Lovren, Matip, Moreno, Henderson, Milner, Can, Lallana, Mane, Firmino

Subs: Mignolet, Van Dijk, Klavan, Alexander-Arnold, Ox, Salah, Ings

PORTO: Casillas, Maxi Pereira, Felipe, Reyes, Diogo Dalot, Oliver, Andre Andre, Bruno Costa, Corona, Waris, Aboubakar

KEYDKA: Jose Sa, Ricardo Pereira, Luis Mata, Otavio, Sergio Oliveira, Brahimi, Goncalo Paciencia.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com