Shaxda Rasmiga Ah Man City vs Chelsea Oo La Shaaciyay – Yaa Kusoo Bilowday Garoonka?

Macalimiinta kooxaha kala ah: Manchester City iyo Chelsea ayaa waxay soo saareen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda xiisaha badan, kaasoo ka tirsan horyaalka Prmeier League, ee dalka Ingiriiska.

Ciyaartaan oo laga daawan doono saacada Geeska Afrika marka ay soo dul-istaagto 19:00 oo Fiidnimo ayaa waxay ka dhici doontaa garoonka Etihad Stadium, kaasoo ay ku dheesho Sky Blues – Hogaamiyaasha horyaalka koowaad ee aduunka ugu xiisaha badan.

Hoos Ka Arag Shaxda Labada Koox:

MAN CITY| Ederson, Walker, Laporte, Otamendi, Zinchenko, Gundogan, De Bruyne, D Silva, B Silva, Sane, Aguero.

Keydka: Bravo, Danilo, Kompany, Stones, Jesus, Toure, Foden

CHELSEA| Courtois, Moses, Ruidger, Christensen, Azpilicueta, Alonso, Drinkwater, Fabregas, Willian, Pedro, Eden Hazard.

Keydka: Caballero, Morata, Giroud, Zappacosta, Cahill, Emerson, Chalobah

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com