Shaxda Rasmiga Ah Man City vs FC Basel Oo Lagu Dhawaaqay – Yaa Kusoo Bilowday Garoonka

Macalimiinta kooxaha kala ah: Manchester City iyo FC Basel, ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan lugta labaad ee Champions League.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADA KOOX:

BASEL: Vaclik, Lacroix, Frei, Suchy, Riveros, Zuffy, Serey Die, Lang, Elyounoussi, Bua, Oberlin.

KEYDKA:?

MAN CITY: Bravo, Danilo, Stones, Laporte, Zinchenko, Gundogan, Yaya Toure, Bernardo, Foden, Sane, Jesus.

KEYDKA: Ederson, Walker, Agüero, De Bruyne, Adarabioyo, Otamendi, Diaz.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com