Shaxda Rasmiga Ah Man Utd vs Brigthon Oo Lagu Dhawaaqay & Mourinho Oo Isbedal Wayn Sameeyay

Macalimiinta kooxaha kala ah: Manchester United iyo Brighton ayaa waxay shaaciyeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan tartanka FA Cup-ka, gaara ahaan wareega Sideed dhamaadka.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADDA:

BRIGHTON: Krul, Schelotto, Dunk, Duffy, Suttner, Kayal, Propper, Gross, Locadia, Ulloa, March

KEYDKA: Maenpaa, Bruno, Goldson, Sanders, Izquierdo, Baldock, Murray

MAN UTD: Romero, Valencia, Bailly, Smalling, Shaw, Matic, McTominay, Mata, Lingard, Martial, Lukaku.

KEYDKA: De Gea, Lindelof, Young, Fellaini, Pogba, Sanchez, Rashford

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com