Shaxda Rasmiga Ah Man Utd vs Sevilla Oo La Shaaciyay – Yay Kusoo Bilaabeen Garoonka 2 Macalin?

Macalimiinta kooxaha kala ah: Manchester United iyo Sevilla ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan tartanka xiisaha iyo xamaasada leh ee Champions League.

Kulankaan oo ka tirsan lugta labaad ee wareega 16-ka, ayaa wuxuu ka dhacayaa garoonka Old Trafford, kaasoo ay ku dheesho naadiga Manchester United, iyadoona natiijada kasoo baxda aan kala socon doonta Laacib.so INSHA ALLAH.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADA KOOX:

SEVILLA: Rico, Mercado, Kjaer, Lenglet, Escudero, N’Zonzi, Banega, Sarabia, Vazquez, Correa, Muriel

KEYDKA: Soria, Ben Yedder, Geis, Pizarro, Pareja, Nolito, Arana

MAN UNITED: De Gea, Valencia, Bailly, Smalling, Young, Matic, Fellaini, Lingard, Sanchez, Rashford, Lukaku

KEYDKA: Romero, Lindelof, Pogba, Mata, Martial, Darmian, McTominay

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com