Shaxda Rasmiga Ah Real Madrid vs Girona Oo La Shaaciyay & Zidane Oo Saf Xooga Soo Xushay

Macalimiinta kooxaha kala ah: Real Madrid iyo Girona ayaa waxay soo saareen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan horyaalka La Liga, ee wadanka Spain, kaasoo ah kii 29aad ee sanadkaan.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADA KOOX:

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com