Shaxda Rasmiga Ah Stoke vs Man City Oo La Shaaciyay – Yay Kusoo Bilaabeen Labada Macalin

Macalimiinta kooxaha kala ah: Manchester City iyo Stoke City ayaa waxay ku dhawaaqeen liiskooda min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda, kaasoo ka tirsan horyaalka Premier League, ee wadanka Ingiriiska.

HOOS KA ARAG SHAXDA LABADA KOOX:

STOKE CITY: Butland, Bauer, Zouma, Martins Indi, Stafylidis, Cameron, Allen, Ndiaye, Choupo-Moting, Shaqiri, Jese

KEYDKA STOKE: Haugaard, Johnson, Adam, Shawcross, Fletcher, Crouch, Sobhi

MANCHESTER CITY: Ederson, Walker, Kompany, Otamendi, Zinchenko, Fernandinho, De Bruyne, Silva, Sterling, Sane, Jesus

KEYDKA CITY: Bravo, Danilo, Stones, Gundogan, Laporte, Silva, Toure

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com