Shaxda Rasmiga PSG vs Real Oo La Shaaciyay – Yaa Kusoo Bilowday, Yaase Keydka Fadhiya?

Macalimiinta kooxaha kala ah: PSG iyo Real Madrid, ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska min 11-ka ciyaaryahan ee garoonka usoo geli doonta kulan ciyaareedkooda ka tirsan tartanka xiisaha leh ee Champions League.

Ciyaartaan oo ka tirsan lugta labaad ee wareega 16-ka koobkaan ayaa waxay ka dhaceysaa garoonka PSG, kaasoo  lagu magacaabo Parc des Princes, islamarkaana ku yaala Kuunfur-Galbeed ee dalka Magaalada Paris.

Labadda macalin ayaa waxay usoo xusheen ciyaartaan inay garoonka usoo galaan ciyaaryahano waa weyn, waxayna umuuqdaan kuwa diyaar u ah inay helaan ugu yaraan Labinta guusha ee guud ahaan ciyaarta.

Hoos Ka Arag Shaxda Labada Koox:

REAL MADRID: Navas, Carvajal, Ramos, Varane, Marcelo, Casemiro, Vazquez, Asensio, Kovacic, Ronaldo, Benzema.

KEYDKA: Casilla, Nacho, Kroos, Modric, Bale, Theo, Isco.

PSG: Areola, Silva, Marquinhos, Berchiche, Alves, Verratti, Motta, Rabiot, Cavani,

Keydka: Trapp, Kimpembe, Meunier, Lo Celso, Diarra, Draxler, Pastore

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com