Shaxdiisa Waalida Ah Ee Riyada U Soo Doortay Ronaldinho Asiga oo Xabsiga Ku Jiro

Halyeeyga xulka Brazil ee Ronaldinho ayaa Da’diisa 40 jirka ugu dabaal dagay Xabsiga kadib markii lagu helay Dambi ah in uu dalka Paraguay Ku galay baasaboor bug ah.

Sanadihii uu ciyaarayay kubada cagta Ronaldinho ayaa ku soo raaxaystay wakhti fiican oo garoonka dhexdiisa ah isaga oo ku soo guulaystay koobab aad u badan.
Ronaldinho ayaa soo xushay shaxdiisa ugu fiican ee xiddigihii uu ka hor tagay iyo waliba kuwo uu ka soo garab ciyaaray intii uu ciyaarayay kubada cagta.

Xiddiga 40 jirka ah ayaan isagu isku darin shaxda laakiin soo xushay shax adag oo u qalanta ku guulaysiga champions League xilli hadii ay wada galaan garoonka.

Shaxda ayay ku jiraan 4 xiddig oo reer Brazil ah halka ay ku jiraan 2 xiddig oo u soo ciyaaray kooxda Chelsea Halka ay sidoo kale ku jiraan xiddigo kale oo badan.

 Ronaldinho's all-time Champions League XI, revealed

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com