Siham A. Ibrahim oo ku guuleysatay tartankii isreebreebka..

Siham A. Ibrahim ayaa ku guuleysatay tartankii Tour championship waxeyna ka qeeb Gali doontaa koobka Adduunka ee Golf-ka ee ka dhici doono North Carolina

Waxey noqon doonta markii ugu horeysay oo ciyaarta adduunka ka dhaceyso somaliya ay ka qeeb gasho nuucii rabto ha noqotee.

Hambalyo xariirka Golf-ka Mohamed Ali Nur abdirshiid Ibrahim iyo dhamaan Bahda Ciyaaraha.Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor