SUUQA: Liiska 12-ka Ciyaaryahan Ee Beecanta Xurta Lagu Heli Karo 30-bisha June Oo La Ogaaday

Ciyaartoyda kubada cagta dheesha ayaa waxyaabaha caanka ah ee lagu yaqaan waxaa kamid ah inay leeyihiin Wakiilo ama Dulaalo kuwaasoo uraadiya kooxihii ay ku biiri lahaayeen.

Waa dhif iyo naadir la in la arko ciyaaryahan, kaasoo aan lahayn Wakiil, inkastoo ay jiraan ciyaaryahano, kuwaasoo ay Dulaal uyihiin Walidkooda.

Xidigaha ugu caansan ee waliikoodu uu wakiil uyahay ayaa waxaa tusaale ahaan loogu soo qaadan karaan Lionel Messi iyo waliba Neymar JR.

Dulaaliin waxay saameyn ku leeyihiin mustaqbalka ciyaaryahan, walba iyagoona had iyo goot usoo jeediyay talooyin ku saabsan hadii uu kooxda sii joogayo ama in kale

Laakiin, waxaa jirta marar-qaar oo ciyaaryahanka xur uyahay inuu go’aankuu doono uu qaato, isagoo aan cidna la tashan, waana marka uu dhamaado heshiiska uu kooxda kula jiro

Hadaba, saaxiibayaal waxaan halkaan hoose aan idin kugu soo gudbin doonaa 12 ciyaaryahan, kuwaasoo 30-ka bisha June si xur ah uga tegi karta kooxahooda ee ka bogasho wacan.

Emre Can (Liverpool)

Emre Can (Liverpool)

Mario Balotelli (Nice)

Mario Balotelli (Nice)

Daley Blind (Manchester United)

Daley Blind (Manchester United)

Jack Wilshere (Arsenal)

Jack Wilshere (Arsenal)

Marouane Fellaini (Manchester United)

Marouane Fellaini (Manchester United)

Giorgio Chiellini (Juventus)

Giorgio Chiellini (Juventus)

Arjen Robben (Bayern)

Arjen Robben (Bayern)

Hatem Ben Arfa (PSG)

Hatem Ben Arfa (PSG)

Achraf Hakimi (Real Madrid)

Achraf Hakimi (Real Madrid)

Franck Ribery (Bayern)

Franck Ribery (Bayern)

Yaya Toure (Manchester City)

Yaya Toure (Manchester City)

Zlatan Ibrahimovic (Manchester United)

Zlatan Ibrahimovic (Manchester United)

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com