Tababaraha Xulka Qaranka Germany Ee Joachim Löw Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Brazil & Spain

Mario Goetze iyo Marco Reus ayaa laga reebay xulka Germany ee kulamada saaxiibtinimo la cayaaraya Brazil & Spain dhamaadka bishaan Maarso, waxaana laga doorbiday cayaartoy kale

Mario Goetze oo ahaa xidigii dhaliyay goolka guusha oo ay Jarmalka ku qaadeen koobkii Aduunyada ee 2014, ayaan wali heysan hubanti ah inuu qarankiisa matali karo

LIISKA OO DHAMEYSTIRAN:

Goolhayeyaasha: Bernd Leno (Bayer Leverkusen), Marc-Andre ter Stegen (Barcelona), Kevin Trapp (Paris Saint-Germain)

Daafacyada: Jerome Boateng (Bayern Munich), Matthias Ginter (Borussia Moenchengladbach), Jonas Hector (Cologne), Mats Hummels (Bayern Munich), Joshua Kimmich (Bayern Munich), Marvin Plattenhardt (Hertha Berlin), Antonio Ruediger (Chelsea), Niklas Suele (Bayern Munich)

Khadka Dhexe/Weerarka:  Julian Brandt (Bayer Leverkusen), Emre Can (Liverpool), Julian Draxler (Paris Saint-Germain), Mario Gomez (VfB Stuttgart), Leon Goretzka (Schalke), Ilkay Guendogan (Manchester City), Sami Khedira (Juventus), Toni Kroos (Real Madrid), Thomas Mueller (Bayern Munich), Mesut Oezil (Arsenal), Sebastian Rudy (Bayern Munich), Leroy Sane (Manchester City), Lars Stindl (Borussia Moenchengladbach), Sandro Wagner (Bayern Munich), Timo Werner (Leipzig).

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com